Ivanka Trump oo iska diiday Xil weyn uu Aabaheed la doonayay !!

Gabadha uu dhalay Madaxweynaha dalka Mareykakan ee Ivanka Trump ayaa sheegtay in ay iska diiday dalab aabaheyd uga yimid oo ahaa in ay qabato xilka Madaxa Bangiga Aduunka. Waxa ay sheegtay Ivanka Trump in aabaheed usoo bandhigay uuna weediiyay in dooneyso in ay qabato xilka Madaxa Bangiga Aduunka, waxa ayna Ivanka cadeesay in aabaheed u … Continue reading Ivanka Trump oo iska diiday Xil weyn uu Aabaheed la doonayay !!